Mashallah suuqa si qurux badan ayuu u dhaqaaqay alx, xasuusnow in aad faa'iidada qeyb qaadato! Aqoontu waa awood! @moha_m101 @Abdou_A202 @ShakurAbdala @AJCrypto15
5
2
34
4K
1
Download Image
@AJCrypto15 @moha_m101 @ShakurAbdala The King 👑 Senior mentor Hadalda an Ka qoray " Suuqa ha dhex Fadhin ee Faaidada Uu kusiiyo Qaado"
@AJCrypto15 @moha_m101 @Abdou_A202 @ShakurAbdala Legend baa tahay brother naftaada bad aamin tahay
@AJCrypto15 @moha_m101 @Abdou_A202 @ShakurAbdala Sxipo hde trade tahay dhalinyaro nahe ma na bartid sxip ado mahadsan