Maamulaha Hawl-galinta iyo Cududa Shaqaalaha Shirkadda Geosol Samiira Axmed ayaa shirweynihii ICT-ga ku soo bandhigtay, saamaynta adeegyada electarooniga ah ee dawladdu ku leeyihiin maamul daadejinta iyo sida ay uga qayb qaadan karto fidinta adeegyada muhiimka ah ee dawladda.
0
0
4
0
0
Download Image