Shirkadda Geosol waxay si weyn ugu soo bandhigtay shirweynihii qaran ee ICT-ga, adeegyada ay bulshada reer Somaliland u fidiso. waxa xusid mudan in dadweynaha reer Boorama iyo maamulka iyo shaqaalaha shirkadu aaraa' la xidhiidha shirkada iyo adeegyada ay bixiso is waydaarsadeen.
0
1
2
0
0
Download Video