🧵 1/4 Madasha @SPA_PAF ee @somalipubagenda ayaa qabatay kulanka billaha ah ee #GaxwoiyoGorfeyn, waxaana bishan looga hadlay khilaafka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Koonfur Galbeed iyo saameynta siyaasadeed, amni, iyo bulsho ee uu ku yeelan karo dalka.
1
3
6
374
0
Download Image
🧵 2/4 Kulanka oo ay kasoo qaybgaleen qeybaha kala duwan ee bulshada, waxaa si qoto-dheer looga dooday khilaafka u dhexeeya labada dhinac iyo tabashooyinka amni iyo siyaasadeed ee ka jira gobollada xuduudka Itoobiya, gaar ahaan gobolka Bakool.
🧵 3/4 Falanqeyn ayaa la sameeyay si loo fahmo sababaha khilaafka iyo saamaynta taban ee uu ku leeyahay xaaladda guud ee dalka iyo dadka, gaar ahaan deegaannada Bakool.