Madasha @SPAForums ee @somalipubagenda waxaa u qabsoomay kulanka billaha ah ee #GaxwoiyoGorfeyn. Kulanka bishan waxaa diiradda lagu saaray dib-u-dhaca ku yimid dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, iyo saameynta uu ku yeelan karo xaaladda amni iyo siyaasadeed ee dalka. #SPAForums
0
2
6
209
0
Download Image