Sheekh Maxamed Sh. Cali wuxuu Jimcihii ka hadlay masjidka Isbaheysiga, wuxuuna si geesinimo leh uga digay khatarta Khawaarijta. Diintu nabad bay ku dhisan tahay! 🕌❌🔫 #Jimce #Khawaarij #Wacyigelin #Somalia #ZeeNuNew #sasa
0
0
0
102
0
Download Video